Actorka Lawada Jecelyahay  Varun Dhawan Oo Markii U Horaysay Filim La Samayn doona Deepika Padukone+Magaca Filimka
wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
July 27th, 2017
285 Views

Actorka Lawada Jecelyahay  Varun Dhawan Oo Markii U Horaysay Filim La Samayn doona Deepika Padukone+Magaca Filimka

 

 

 

 

 

 

Waxaan horey idin kula wadaagnay si rasmi ah in Varun Dhawan sameyn doono filimka October ee uu Director ka yahay Shoojit Sircar.

Haatana waxaa shaaca laga qaaday in mashruucaan lagu soo daray Deepika Padukone oo jaceyl la wadaagi doonto Varun Dhawan.

 

 

Waa arin xiiso badan sidoo kalena soo jiidashada filimka October sare u qaadi doonto marba hadii labada la wada jecel yahay Varun Dhawan iyo Deepika Padukone wada sameyn doonaan.

 

 

Filimka October waxaa duubis lagu bilaabi doonaa bisha October ee sanadkaan shaqadiisana Delhi ayay ka bilaaban doontaa qorshahana wuxuu yahay in la daawado bilaha Maarso ama April sanadka dambe 2018.

 

 

 

 

 

Filimside