Ajay Devgn iyo filimada u diyaarsan 2017 iyo 2018
wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
September 12th, 2017
98 Views

Ajay Devgn iyo filimada u diyaarsan 2017 iyo 2018

 

 

 

 

Super Star Ajay Devgn magaciisa dhabta ah Vishal Devgn wuxuuna la mid yahay Shah Rukh Khan, Salman Khan, Aamir Khan iyo Akshay Kumar kuwaas oo 25-kii sano ee ugu dambeesay Bollywood-ka awood joogto ah ku lahaa.

 

 

Ajay Devgn sanadii 1991 ayuu fanka Hindiya kusoo biiray wuxuuna kusoo caan baxay filimkii Super Hit-ka weyn noqday Phool Aur Kaante wixii markaas ka dambeeyay gadaal ma uusan soo fiirinin.

 

 

 

Aqristayaasha qiimaha badan waxaan idiin heynaa Powerful Actor Ajay Devgn iyo aflaanta u diyaarsan sanadkana qaybihiisa dambe iyo sanadka xiga 2018.

 

 

Ajay waxaa saaran culees xoogan waayo Singham Returns oo 2014 la daawaday ayaa ugu dambeeyay filim Hit dhameestiran u noqdo wixii markaas ka dambeeyay wuxuu sameeyay aflaanta kala ah Action Jackson (Flop), Drishyam (Average), Shivaay (Below Average) iyo Baadshaho (Flop/Below Average).

 

 

Fadlan hoos kaga bogo aflaanta u diyaarsan Ajay Devgn ee lagu kalsoon yahay inay Boxoffice-ka gil gil karaan:

 

 

 

2017 filimada u harsan:

 

 

 

Image result for golmaal again

 

 

 

1) Golmaal 4

 

Director: Rohit Shetty

 

Producer: Ajay Devgn and Rohit Shetty

 

Jilaayaasha: Ajay Devgn, Arshad Warsi, Tusshar Kapoor, Parineeti Chopra, Tabu and Shreyas Talpade
Fariinta: Comedy ama shactiro

 

Xiliga la daawanayo: 19 October 2017 ama Diwali 2017.

 

 

 

Filimada 2018 usoo bixi doonaan

 

 

1) Raid

 

Director: Rajkumar Gupta

 

Producer: Bhushan Kumar & Kumar Mangat

 

 

Jilaasha: Ajay Devgn iyo Ileana D’Cruz

 

Fariinta: dhac iyo xatooyin waaxda daqliyada iyo canshuuraadka

 

Xiliga la daawanao: 20 April 2018

 

 

 

 

 

 

2) Filim Jaceyl iyo shactiro oo aan magac loo bixinin

 

 

Director: Luv Ranjan

Producer: Luv Ranjan

Jilaayaasha: Ajay Devgn kaligiis ayaa la hubaa weli jilaayaal kale laguma soo darin
Fariinta: jaceyl iyo shactiro isku jiro

 

Xiliga la daawanao: 2018 laakiin waqti toos ah looma yeelin

 

 

 

Ajay Devgn Upcoming Movies: Sons of Sardaar

 

 

 

3) Sons of Sardaar

 

Director: Ashwni Dhir

 

Producer: Ajay Devgn and Viacom 18 Pictures

Jilaayaasha: Ajay Devgn, Katrina Kaif or Deepika Padukone

Fariinta: Sheeko taariikhi ah

 

Xiliga la daawanayo: 2018 laakiin waqti toos ah looma yeelin

 

 

 

Filimada 2019 usoo bixi doonaan:

 

 

1) Raajneeti 2

 

Director: Prakash Jha

 

Producer: Ajay Devgn and Prakash Jha

 

Jilaayaasha: Ajay Devgn and Katrina Kaif

 

Fariinta: Sheeko siyaasadeed

 

Xiliga la daawan doono: 2019

 

 

 

 

Ajay Devgn Upcoming Movies - Raajneeti 2

 

 

 

2) Satsang

 

Director: Prakash Jha

 

Producer: Ajay Devgn iyo Prakash Jha

 

Jilaayaasha: Ajay Devgn iyo Katrina Kaif

 

Genre: Sheeko jaceyl iyo Action ah

 

Xiliga la daawan doono: 2019

 

 

 

 

Ajay Devgn Upcoming Movies - Satsang

 

 

 

3) Taanaji: The Unsung Warrior

 

Director: Om Raut

 

Producer: Ajay Devgn

 

Jilaayaasha: Ajay Devgn kaligiis ayaa la hubaa inta kale shaaca laga qaadin

 

Genre: sheeko dhacdo taariikhi ah

 

Xiliga la daawan doono: 2019 gaar ahan feestada Diwali 2019

 

 

 

Ajay devgn, Taanaji, Ajay Devgn Taanaji first look, see ajay devgn movie first look,