DAAWO Goos Gooska Dhameestiran Ee Filimka Secret Superstar Aamir KhanOo Lasoo Bandhigay
wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
August 2nd, 2017
177 Views

DAAWO Goos Gooska Dhameestiran Ee Filimka Secret Superstar Aamir KhanOo Lasoo Bandhigay

 

 

 

 

 

Waxaa si rasmi ah  loo soo bandhigay  goos gooska  dhameestiran ee  filimka  Secret adeeda ah  sida ay heesa caan ah noqon doonto.

 

 

Wax  walbana  ayayna u  sameyn  doonto si ay  riyadeeda u  rumeyso  waxaana si  weyn u  caawin doono muusigiiste  Shakti Kumaarr  Aamir Khan.

 

 

 

Aamir Khan filimka  Secret Superstar  hogaamiye kama aha waa  filim uu  muuqal  kooban ku  leeyahay waxaana filimka lagu  xayaysiinaaya  magaciisa  waxaana  kalsooni  lagu qabaa in doorkiisa  filimka  Secret Superstar  uu guul weyn  gaarsiin  doono.

 

 

Goos gooska laga  soo  bandhigay  filimka  Secret Superstar  waa  mid  xiiso leh  Aamir Khan muuqal  badan uu ku leeyahay  waxaa  kaloo  xiiso leh  hadalada uu ku  hadlaayo  sidoo  kale  Zaira Wasim ayaa  filimkaan mark kale kusoo bandhigi  doonto jiliin heer sare ka dib filimka Dangal.

 

 

 

Filimka Secret Superstar waxaa director ka ah Advaid Chandan waxaana la daawan doona Diwali 2017.

 

 

Fadlan hoos ka daawo gooska gooska filimka dhameestiran ee filimka Secret Superstar adigaba ka heli doone.