DEG DEG : Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Shaaciyay Tirada Rasmiga Ah Ee Somaliland Codbixinta U Dareeraya 
wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
October 10th, 2017
333 Views

DEG DEG : Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Shaaciyay Tirada Rasmiga Ah Ee Somaliland Codbixinta U Dareeraya+Tirada kaadhah ee khasaaray

 

 

 

 

 

 

 

Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo si rasmiya u shaaciyay tirada codbixinta Somaliland u dareeraysa ee kaadhadhka qaadatay.

 

 

Tirada Somaliland ka codaynaysa ayaa ka yar hal Milyan oo qof waxayna sheegeen inay tahay 704089 qof (Todoba Boqol Oo Kun Afar Kun Iyo Sideetan Iyo Sagaal Qof ) Tirada deegaankasta iyo gobolkasta iska diiwaangalisay ayaa haddana waxaa khasaaray tiro ka badan 100kun oo kaadh oo dadkii ladiiwaangaliyay qaadanin.

 

 

 

 

Warkani oo faahfaahsan mardhaw naga filo goor dhaw