NALA SHAQEE : Kana Mid Noqo Xubnaha Shaqaalaha Shabakadda Dalmarnews.com
wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
July 31st, 2017
280 Views

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS:

 

 

 

NALA SHAQEE : Kana Mid Noqo Xubnaha Shaqaalaha Shabakadda Dalmarnews.com

 

 

 

 

Dalmarnews.com waxa ay u baahan tahay shaqaale cusub oo ka mid noqda bahda Dalmarnews.com ee howsha balaaran u haya Sidii umada Afka Somaliga ku Hadla Loosoo Gaadhsiinlahaa  Wararka iyo Barnaamijyada Afka Somaliga Ku Baxa iyo wixii la xariira.

 

 

 

Hadii aad dooneyso inaad la shaqeyso www.dalmarnews.com, joogtidna gobolada ama magaalooyinka Somaliland iyo somalia Putland, Iyo Dibadaba fadlan fiiri sharuudaha ku horyaala, islamarkaana Nagala soo xiriir Ciwaankeeyaga dalmarnews@gmail.com 

 

 

 

 

 

Logo

 

 

 

 

 

Si aanu u xoojiyo wariyaasha kala duwan ee kala Jooga Gobolada iyo Magaalooyinka Somaliland iyo Somaliyaba islamarkaana akhristyaaashayada ay u helaal warar dhex dhexaad ah oo ka turjumaya dhacdooyinka markaa dhacaya iyo Barnaamijyada Diiniga iyo arimaha Bulshadaba ah kadib ayaan go’aansanay inaan u dhaqaaqno kordhinta iyo kobcinta shaqaalaha ka howlgala dalmarnews.

 

 

 

Sharuudaha lagaaga baahan yahay:

 

 

 

1- Inaad kasoo baxday ugu yaraan dugsi Dhexe ama sarre

2- Inaad si fiican u taqaano luqada Ingariiska iyo tan Soomaaliga, hadii aad taqaano luqad kale oo dheeri ahna waxaad leedahay texgelin gaar ahaaneed.

 

 

3- Inaad tahay qof agabka shaqada lagaaga baahan yahay si fudud ku heli kara, tusaale ahaan Computer iyo Internet

 

 

4- Inaad  leedahay aqoon saxaafadeed, islamarkaana aad xiiseyso Raadinta iyo dabagalka wararka.

 

6- inaad Wax Uun ka taqaanid ama kaaga baxsantahay qaabka Updateka loogu sameeeyo ama wararka loogaliyo Shabakadaha Isticmaala WordPress oo ah Barnaamijka ay shabakada Dalmarnews.com ku dhisantahay.

 

 

7. Inaad tahy shakhsi ku sifaysan qabyaalad nacayb iyo wixii dadka kala qoqobaya dhex galistooda.

 

 

 

Hadaba hadii sharuudahaas ay yihiin kuwa aad ka soo bixi karto fadlan email inoogu soo dir dalmarnews@gmail.com.

 

 

 

  1. Cv gaaga oo Fah faahsan
  2. Shahaado Saxaafadeed Ama Wixii U Dhigma ee aad haysatid.

 

 

 

 

haddii aad ka mid noqoto dadka aan u xulano inaan wareysi shaqo la yeelano waan kula soo xiriiri doonaa Insha Allah.

 

 

 

 

F.G: Waxqiga ugu dambeeya e qabasahda Codsiyada Waxa ay ku eeg tahay 6/8/2017 oo ah maalinta axada insha allah

 

 

Nasiib Wacan :

 

 

Xafiiska Guud ee Shabakada Dalmarnews.com
Agaasimaha Guud ee Shabakada Dalmarnews